Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Egypt oo ku luqluqatay Libaaxyada Africa & Nigeria oo iska reebtay Zambia......  E-mail

Cayaar lawada sugaayay kana tirsan lugta labaad ee Koobka Qaramada Qaarada Africa oo dhexmartay Dalalka Masar iyo Cameroon ayaa ku soo gabagabowday 3 gool iyo 1 oo ay guushu ku racday  iyo hal Dalka koobkan difacaanaya ee Masar.

Kulankaan oo waqtigii rasmiga ahaa ee cayaarta ku soo idlaaday barbardhac gool iyo gool labada Kooxooda ayaa sida sharciga waxaa lagudaray 30-daqiiqo oo dheeriya gari laba nin kama wada qosliso xulka faraacinada ayaa ka faa iideystay qalad uu galay difaaca Cameroon daqiiqadii 93-naad cayaryahan gado oo badal ku soo galay ayaana u ansixiyay goolka isla daqiidaqadii 95-naan ayaa waxaa gooka guusha u dhaliyay kabitaanaha xulaka Ahmed Xasan sidaa ayaana cayartu soo gabagabowday.

Waxaa iyana isaga horyimid kulan aad u xiisa badnaa Xulalka Nigeria iyo Zambia kuwaas oo aan wax goolala iska dhalin 120-kii daqiiqo ee cayaarta waxaana lagu kala saaray kool ku laad ama rigooro kaasoo guushu ku raacday 5-4 xulka lagu naaniiso gorgorada Africa ee Nigeria.
Masar waxey lacayaari doontaa sama fiinalka Qaranka Algeria halka Ghana vs Nigeria ey is arki doonaan kala soco muuqaal .com .

Alamtara Ahmed Rooble
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it