| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Koobka Qaramada Afrika oo meel xiisa leh maraya |
|
Kooxda Xulka qaran Zambia oo dhullka ku jiiday dhigeeda Gabon kulankaan oo il gara lagu eegaayay ayaa si lama filaana guushu ku racday Xulka Qaranka Zambia iyadoo la sadaalinayay in wareega sideeda ey soo gaari karaan dhalinta Gabon laakiin madhicin taas kadib markii 2:1 guushu ku raacday Xulka Zambia…
Dhanka kale waxaa dhacday Cayaar u dhaxeeysay Xulalka Cameroon iyo Tanusia labadaan kooxood oo soo bandhigay Cayaar lajecleystay ayaa waxaa goolka ku hormaray dhalinyara Tunisia daqiqadii koobaad waxaana u ansixiyay xidiga da,da yar Charmiti …. Xulka qaranka Cameroon ayaa soo laba kacleeyay qeybta labaad ee Cayaarta kuna sooqaday goolka Tunisia weerar Afar geesooda waxaana u suura gashay in uu helo goalkii barbar dhaca ahaa oo si xarakale uu u dhaliyay xidiga weyn ahna kabtanka Qaranka S.Eto’o Cayaarta ayaa sii kululatay ugu dambeyntiina wexey ku soo gabagabowday 2:2 waxaana sidaa ku soo baxay Xulka lagu Naaneeso Libaaxyada Africa.. Wareega sideedda ayaa Xulalku sida tan isku qabili doonaan . Angola vs Ghana Ivory coast vs Algeria Egypt vs Zambia Cameroon vs Nigeria
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|













