| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Xulka qaranka Malawi oo Cashir lama filaana udhigay Xidigaha Algeria & Ivory coast oo taaka loo dhigay. |
|
Cayaar aad u xiisa badan kana tirsaneyd Koobka Qaramada Africa oo dhaxmartay xulalka Qaranka Malawi iyo Algeria ayaa layaab iyo amakaag ku riday dadweynihii daawanayay cayaata Kooxahaan oo kuwada jira group A ayaa cayaartodu ku bilaabatay dardar weerar iyo werar celis taasoo keentay in goalal badan la iska dhaliyo. Xulka qaranka Malawi ayaa cashar lama filaana u dhigay xulka Algeria kadib marii uu goalal gaaraya ilaa 3 daadkii oo kale ugu sii daayay shakada xulka Algeia oo kamid ahaa kuwa loo saadalinaayay koobkaan . ![]() qeeytii hore ee cayarta ayaa laga naxsaday dhalinta mataleysay xulka Ageria kadib 2ba goal oo shabaqooda la dhex qotomiyay qeybta labaad waxa biloowday dardar horle iyo werar aan kala go,leheeyn taasoo keenay in goal kale loo noqo xulka Algeria isku soo wada duube cayaartan ayaa ku soo gabagabowday Malawi 3:0 Algeria guushu ku raacday. ![]() dhanka kale waxaa iyana group B ku kulmay xulalka kala ah Iverycoast & Burkinafaso labadaan xul ayaa soo bandhigay cayaar aad loo jecleystay oo dad weynihi daawanayay ey ka maqsuudeen ugu dambeyntii ayaa labada xul ku heshiiyeen in eey kala qeeybsada dhibcaha iyago ku kala baxay 0:0 wixii kale oo ku soo kordha Cup of Nations waxad kala socondoontaan wabsetkan Muuqaal.com .. Alamtara Axmed Rooble
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|














